Maxkamada ciidamada oo Xukun adag ku riday Xukun Xasan Abshir (Daawo Sawirada)

Maxkamada Darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida ayaa xukun adag oo xabsi ah ku riday askari katirsanaa ciidanka Milatariga Soomaaliya oo la qabtay isaga oo dhac ka geesanayay Suuqa Bakaaraha. Xukun Xasan Abshir ayaa kamid ahaa ciidanka Milatariga Soomaaliya ee ku sugnaa Aaga Dhanaane ee gobolka Shabeelaha Hoose , waxaana askarigan la sheegay in uu … Continue reading Maxkamada ciidamada oo Xukun adag ku riday Xukun Xasan Abshir (Daawo Sawirada)